MUUQAAL: Nin Ajnebi ah oo Haweenay Soomaaliyeed oo Da’ah ku Kufsaday Minnesota iyo Sida wax u dhaceen

Bulsha:- Nin Ajnebi ah ayaa la sheegay inuu ku Kufsaday Haweenay Soomaaliyeed oo Da’ah Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Sidoo kalana wuxuu Weerar kamid kaasi lamid ah u Gaystay Qaar kale.


Ciidamada Booliska ee Howshan ku howlan ayaa Shacabka uga Warbixiyey, SIdoo kalana waxaa Arintaasi ka hadlay Qaar kamid ah Soomaalidii ka qayb gashay Kulankaasi.

Dhacdada Noocan ah ayaa la sheegay Hadii uu gaysan lahaa nin Soomaali ah in Aad loo Buunbuunin lahaa, Balse marka ay Soomaaalida dhibaatu gaadho aan aad looga hadal.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment