Live Toos u Daawo: Doorashada Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya

Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal toos ah, oo Idiinka imaanaya Xarunta Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO TOOS

Doorashada ayaa Goor dhow la filayaa inay Bilaabato, Waxaana Hada Xarunta soo gaadhay Mushariixinta, Xildhibaanada iyo Marti Sharafta kale ee lagu Casuumay Doorashada oo ah Mid Xiiso Badan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment