LIVE HD: Toos u daawo 8 musharax oo khudbado u jeedinaya BF

Bulsha:- Waxaa xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ka bilaabatay dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo dhowr musharax ay ma.

Kulanka Baarlamaanka waxaa si rasmi ah u furay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somaliyed Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana uu fadhiga ku furay Xildhibaano gaaraya 208 Xildhibaan oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee dalka isugu jira.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa sheegay Musharax waliba inuu haysto fursad dhan 30-daqiiqo oo uu Baarlamaanka ugu soo bandhigi doono Ajandihiisa ku aadan waxqabadka uu la imaan doono, hadii xilka Madaxtinimada dalka uu ku guuleysto.
  1. Axmed Maxamed Cabdi
  2. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
  3. Bashiir Raage Shiiraar
  4. Jibriil Ibraahim Cabdulle
  5. Xasan Sheekh Maxamuud
  6. Saciid Cabdullaahi Deni
  7. Saciid Ciise Maxamuud
  8. Shariif Sheekh Axmed
Hoos ka daawo khudbadaha oo socda










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment