Bulsha:- Super Star Shahrukh Khan xaflad u dhigtay guusha uu gaaray filimkiisa Raees laakiin Srk ayaa dhahay Hala bar Bar Dhigin Raees Filimaanta Dangal iyo Sultan Srk ayaaan ka hadlaay xaflada uu u dhigtay guusha filimkiisa Raees.
Filim walbo waxa uu leeyahay ganacsi u gaar ah filimaanta wey kala sheeko duwan yihiin filim walbo sida uu guusha Ku gaaro waa cajiib Srk ayaa sidaas warbaxinta u sheegay.
Waqti yar ayay ku sameyn karaan ganacsi cajiib ah waaana wax aadan filanaynin ganacsiga filimaanta sameeyaan Waa wax wanaagsan waxaana fiican in lala socdo.
Waa maxay sababta aan Raees ugu barbar dhigeeno filimaanta Hit-ka weyn gaaray ee Sultan iyo Dangal filimkaan Sidaas ma noqan karo waan ogahay in banaanka filimaanta la isku bar bar dhigo waaana wax ka wanaagsan gudaha Waan ognahay in runta ay xad leedahay hadii uu tagana waanku faraxsanahay.
Waan ku faraxsanahay in filimkeyga taagerayaasha ay aad ugu helaan waan wax weyn in filimkaaga dad weynaha si Weyn ugu helaan midaas ayaan muhiim ah dad xooga wax ka sheegay wuu jira laakin waanku faraxsanahay wax Walbo si wanaagsan ayay ku dhamaadeen Srk ayaa warbaxintiisa sidaas kusoo gaba gabeeyay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment