Bulsha:- Qalinama wax la mid si ay ugu xoqxoqaan dibnaha farjiga taas oo ay ka helaan raaxo kaddib qaar baa sidaa ku biyabbaxa balse waxaa jira dhibaatao xoogan oo soo gaarta xubinta taraanka ee qofkaasi.
in aad naceeb u qaado guur ama galamaad Labka (Raga) oo aad halkaasi ku weyso guurka mustaqbalkeega aayna noqoto qof ku gaboobo doobnimo iyo caruur la” aan.
in Cuduro ama egfashin xoogan uu garaao xubinta taraanka iyadoo lagayaabo in xanuun ama cudur oo ku dhaco ilmo galeenka naagta.
Daraaasaad lasameeyay waxa lagu soo ogaaday in 60% haweenka aduunka aay isticmaalaan ama aay biyaha isaga keenaan qalab sida xubinta caagaa ee loo adeegsanaayao siddi raga oo kale iyadoona aay sidoo kale dumarka soomaaliyeed qaarkood aay yihiin wa saaid u isticmaala gacaanta ama farta taasi oo lagayaabo in sanadaah soo socda aay soo ifbaxaan dhibaatooyin soo garaay dumarkaasi.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment