Filimada Raees Iyo Kaabil Mudo 25-Maalmood Ah Ganacsiga Ay Sameeyeen Gudaha Iyo Dibada

Bulsha:- Filimada Raees iyo Kaabil ayaa soo gaba gabeeyeen ganacsiga ay ka sameenayeen gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sidaa darteed shabakada Boxoffice India ayaa warbixin u gaar ah labadaan filimkasoo daabacday.

Filimka Raees ganacsigiisa wuu soo idlaaday gudaha Hindiya balse suuqyada caalamka suuqyo cusub ayaa la saaray sidaa darteed suuqyada caalamka wuu kasii yara socon doonaa ganacsigiisa.

Fadlan hoos kaga bogo Raees ganacsiga uu sameeyay gudaha Hindiya, daafaha caalamka, isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka:

Lacagaha nadiifka ah canshuurta kadib – 128.56 Crore

Lacagta guud canshuurta ka hor – 177.80 Crore

Lacagaha suuqyada caalamka Doolar ahaan ($) – $1.,90 Million

Lacagaha suuqyada caalamka Indian Rupee ahaan (INR) – 93.83 Crore

Isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka  – 271.63 Crore (Worldwide Gross)

Fadlan hoos kaga bogo Kaabil ganacsiga uu sameeyay gudaha Hindiya, daafaha caalamka, isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka:

Lacagaha nadiifka ah canshuurta kadib  – 86.24 Crore

Lacagta guud canshuurta ka hor – 114.31 Crore

Lacagaha suuqyada caalamka Doolar ahaan ($) – $4.92 Million

Lacagaha suuqyada caalamka Indian Rupee ahaan (INR) – 33.21 Crore

Isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka  – 147.52 Crore (Worldwide Gross)











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment