DAAWO: Xiddigaha Bollywood Iyo Marka Lagu Arkay Qaniinyada Jaceylka, Dagaalka Sariirta Ayaana Sabab U Ah

Bulsha:- Jillaayaasha caanka ah ee Bollywood ayaa waxaa mararka qaar laga qabtaa sawirro micno badan xambaarsan. Waxaana ka mid ah sawirrada laga qabtay iyadoo ay ku taallo qaniinyo jaceyl.

Inta badan waa ay dhacdaa sababtoo ah marka baashaalku uu heer sarre gaaro dumarka qaniinyo baashaaleed ayaa laga fishaa, dhanka raggana waxay mararka qaar isku soo iloobaan calaamadda shumiska ugu dambeeya ee saaxiibtood.

Waxaana si lama filaan ah looga qabtaa sawirro iyagoo raggu aysan ku fikireyn inay rooseeto ku taallo jirkooda, waana shumiskii ugu dambeeyey, halka sidoo kale laga qabto sawirro iyadoo qaniinyo ku taallo ragga waana qaniinyo ku timid baashaalka jaceylka.

Liiskaan waxaa kasoo muuqan doona jillaayaal caan ah sida Shah Rukh Khan iyo Kareena Kapoor Khan. Halkaan hoose ayaadna ka daawan kartaa sawirradaas iyadoo meelaha muhiimka ah aan idiin calaameynay.

Saif Ali Khan oo ay ka muuqato qaniinyada jaceylka xilli timaha loo habeynaayo

SRK ayaa waxaa ka muuqanaya qaniinyada baashaalka sariirta wuuna iloobay inuu ka qariyo saxaafadda


Katrina Kaif ayaa iyana isku soo ilowday shumiskii saaxiibkeed ee qaniinyada isku bedelay


Ali Fazal ayaa sidoo kale ku jira liiskaan waxaadna ka arki kartaa calaamadda ku taallo

Priyanka Chopra ayaa sidoo kale kasoo muuqaneysa liiskaan, cidda soo shumisay miyaad garan kartaa?






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment