Bulsha:- In aad dhex gashid maskaxda dumarka ayaa waxa ay kaaga baahan tahay dadaal farabadan, hase ahaatee waa ay mutaysatay dadaalkaas waayo hadii aad sidaas samaysid si yaroo fudud ayaad ooridaada uga dhigi kartaa mid faraxsan, adigana kaa farxisa.
Hadaba si aad u garatid waxa ay ku fikirayso xaaskaadu iyo waxa ay rabto waa in aad ogaataa tallaabooyinkan 4ta ah ee aan kuu sharixi doono.
Ogow in aanay iyada lafteedu garanayn waxa ay rabto waqtiyada qaar: Sidaas awgeed ayaa waxa laga yaabaa in aad fahmi waydo bilawga, dumarkuna isku mid maaha sida aanay raguna iskugu mid ka ahayn sidaa darteed kaliya dadaal iyo waqti unbaad ku fahmi kartaa gacalisadaada.
HALKAAN KA AQRISO WARBIXINTAAN

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment