Bulsha:- - Mar hadii la bilabao ciyaarta sariirta ama bashaalka sariirta
waxaa jira arimo badan kuwaas oo u baahan in aad iska ilaaliso
si aysan ku nicin qofta aad la bashaleyso waayo dumarka waa
ishi qaati hal mar hadii ay ka helaan waa sidii ay kaga heleen
lkn hadii ay halmar ku nacaan waa sidii ay ku neceen.
Sidaas waxaan u leeyahay waxaa jira ilaa dhwor hab kuwaas
ay jecelyhiin dumar in loo isticmaalo ciyaarta sariirta lkn waxaa
ay dhib ku tahay raga waayo sidaas uma fiican umana roona raga
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment