Bulsha:- Ciidamada Dawlada Suudaan ayaa qabtay Tahriibayaal badan oo ay ku Jiraan Dhalinyaro Soomaaliyeed, Kuwaasi oo doonayey inay u gudbaan Dhinaca Liibiya, Kadibna ay kasii Tahriibaan.
Qaar kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee kamid ah dadka La qabtay oo La hadlay Warbaahinta Al-jazeera ayaa Ka hadlay Duruufaha kala duwan ee Haysta, Waxaana Xusid mudan in Dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed ay dalkooda ka Tahriibeen, islamarkaana Dhibaatooyin kala duwan ay kala kulmaan Safarka dheer ee Badda iyo Beriga ah.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment