Bulsha:- Waxaan idiin heynaa warbixin si guud usoo koobeyso atirishooyinka fanka Hindiya kuwooda ugu dheer sidoo kalena laga soo xulay Bollywood, Tamil iyo Telugu.
Dabcan meel walbo ayaa laga soo xulay atirishooyinkaan waxaana loo doortay kuwa ugu dhirirka badan oo hablaha kale aan lala bar bar dhigi karin.
Atirishada Hindiya ugu dheer xiligaan waa Anushka Shetty oo Koonfur Hindiya ka tirsan waxaana lagu xaqiijiyay inuu dhirirkeeda yahay 6-feet (1.82m).
Sidoo kale Anushka waxaa darajadaan la wadaagto isla atirishada Koonfur Hindiya ka tirsan ee lagu magacaabo Namitha iyadana dhirirkeeda waa 6-feet.
Fadlan hoos kaga bogo 10-ka atirisho ee Hindiya ugu dhaadheer taariikh ahaan iyo mid walbo dhirirkeeda:
Anushka Shetty – 6ft
Namitha – 6ft
Diana Hayden – 5ft 10in
Zeenat Aman – 5ft 9in
Pooja Batra – 5ft 9in
Nicole Faria – 5ft 9in
Sarah-Jane Dias – 5ft 9in
Sushmita Sen – 5ft 8in
Lisa Haydon – 5ft 8in
Tabu – 5ft 8in
Shilpa Shetty – 5ft 8in
Sonali Bendre – 5ft 8in
Shruti Haasan – 5ft 8inRekha – 5ft 7inDeepika Padukone – 5ft 7inAnushka Sharma – 5ft 7inKatrina Kaif – 5ft 7inBipasha Basu – 5ft 7inSonakshi Sinha – 5ft 6in
Aishwarya Rai Bachchan – 5ft 6in

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment