Bulsha:- Xidigada da’da yar ee reer Hargeisa Xamda Yaryaro oo wakhti xaadirkan u joogta magaalada Muqdisho hawlo shaqo ayaa barteeda snapchatka ka cadeysay
mar la weydiiyay musharaxiinta Somalia u tartamaya cida ay taageere u hayso aya tidhi ” Waxaan taageersanahay FARMAAJO 100%”.
Waxaana xusid mudan inay Xamda tahay gabadh taageersan fikirka Somali weyn
oo markay muujiso ra’yigeedana ay aad uga cadhoodan
taagerayasheedi reer Somaliland maadamo xaga siyaasada lagu kala duwanyahay oo ay aaminsanyihin inay ka go’een Somalia inteeda kale.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment