GALMADA badan oo la ogaaday in laga hello caafimaad dheeri ah.

Bulsha:- Cilmi baaris cusub oo uu sameeyay machad Mareykan ah ayaa lagu soo bandhigay in galmada badan ay u fiicantahay caafimaadka, qaasatan difaaca cudurada wadanhaha. Cilmi baarista oo lagu sameeyay ragg ka badan 1000 qof ayaa lagu soo bandhigay in ragga ugu yaraan 2 goor isbuucii galmooda ay yartahay qatarta ka soo wajihi karta wadna xanuunka.

Cilmi baaristaan oo uu sameeyay machad lagu magacaabo England Research Intitute oo ku yaala Maraykanka ayaa socotay mudo iyagoo baaritaan ku haayay qaabka galmada ee ragga ka qeyb qaatay cilmi baarista. Iyadoo ay horay qubarada caafimaadku u cadeeyeen in galmadu caafimaadka guud u wanaagsantahay ayaa cilmi baaristaan cusub waxay qaasatan muujinaysaa xiriirka ka dhexeeya cudurada wadnaha iyo galmada.

Ragga ka qeyb qaatay cilmi baarista ayaa da’dooda u dhaxaysaa 40-70 sano.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment