Bulsha:- isaga waxa ay u aheyd xili wanaagsan markii uu lulaayay gus.kiisa, laakiin dhinaca kale waxa ay dhib ku aheyd dumarka.
Shawn Harvell ayaa wajahaya maxkamada kadib markii uu labo hablood oo ka tirsan booliska India uu meel fagaare ah ugu lulalay xubintiisa Taranka.
Labo ka mid ah dumarka booliska India oo ku jira adeegooda qaran ayaa ka carootay talaabada 34 jirkan waxaana ay durba ka dacweysay xafiiska iyadoo sheegtay in aan rondo la qaadi Karin marka la eego dhaqan xumada Harvell.
RTV6 ayaa sheegtay in gabadhahaan mid ka mid ah ay aad ula dhgacsaneyd nuuca xubinta ninkaan kamana muuqan wax cabasho ah.
Durba booliska ayaa jeebeeyay ninkaan waxaana la filaya in lagu qaado kiiskliisa iyadoo ay India mamnuucday in goobaha dadweynaha lagu soo bandhigo xubnaha taranka.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment