Bulsha:- Waxaa u ahaa Tartan nuuciisu uu qariib yahay, dad badan ayaa aamini waayay in Julie Bob ay xamili karto 919 nin mudo 72 saacadood ah oo xiriir ah.
Gabadha reer Poland ee Julie Bob oo 29 jir ah ayaa qaadatay rikoorka galmada waxana ay noqotay gabadhii ugu badneyd aduunka ee intaas oo nin la jifatay waqtigii ugu yara.
Waxaa ay rikoorka kala wareegtay xidigtii hore ee Mareykanka Lisa Sparks oo 2004 la jiifatay 716 nin 28 sacadood, abaal marinta la siiyo gabadha ugu galmada badan aduunka waxaa la yiraahda World Gang Bang Championship.
Julie Bob ayaa nin walba uu ku isticmaalay 1 daqiiqo iyo 45 ilbiriqsi halka ay nasiino qaadaneysay 1 daqiiqo 13.5 ilbiriqsi.
Tartankaan ayaa toos loo daawadaa waxaana duuba ilaa 6 kaamiro mana ahan wax si qarsoodi ah loo sameeyo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment