Bulsha:- Dadka isku mid mahan waayo alle ayaa markii hore kala duway waayo dadka qaar waxaa laga helaa sida nimco oo kale taas oo qadarin
badan u heysa raga oo dhan sida ay horay u sheegtay nimco waxaan ay
aqoon jirtay wiil inbadan jeclaa lkn iyada ma aysan jecleyn waayo waxaa
ay sheegtay in uusan dooqeyda ahey.
Nimco ayaa tiri aniga wiilkas kama helin lkn waxaan ku qaatay ilaa 3 arimood kuwas oo an wali ku arkin raga kale lkn waxaa isweydin mudan maxeey ku aragtay ninkaas nimco taas waxaa jawbteyda aad ka heli dontaa qeybaha hoose ee qoralkeena.
1 Waxaan ku
arkay dulqaad badan kaas oo
ana ku arkin ragii kale ee aan
waday ama aan
shukansanayay
2: Waxaa uu ahaa
nin aan ka helo wax
aan rabo wali qadarin
gaar ah ii sameya
waayo hadii uu i
guursado intaas
waan ka helaa
3: Waxaa uu ahaa
nin ahlu diin ah wayo
waxaa uu aha nin
aad u salaad badan.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment