Bulsha:- Baaritaano ayaa sheegaya in codadka ka soo baxa haweenka xilliga lagu jiro kulanka macaan in ay noqon karto isku day ay ku kicineyso ninka ee aan lagu tirin karin si toos macaanka ay dareemayaan .
Sida daraasadaha tilmaamayaan cododka haarka ah ee haweenka ka soo baxa waxa ay imaan karaan ka hor inta aysan gaarin gariirka galmada oo baashaalka lagu jiro .
Marka laga hadlayo galmada dabada dumarka waxaa lays weyddiiyaa dhib ay leedahay, taasoo waayahan aad u soo badatay, siiba naagaha ku nool waddamada reer galbeedka, marka hore naagaha dabada kacsi maka dareemaan ?
su’aashan waa su’aal u baahan faahfaahin dheeraad ah, runtii naagaha way ku kala duwan yihiin guud ahaan dareenka kacsiga,
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment