Bulsha:- Saan horay u soo sheegnay culimada way isku khilaafeen leefida ama jaqida alaabta haweenka, laakin culimo badan ayaa fasaxday, marka waxaa iswaydiin mudan meesha la leefayo waa halkee?
hadaba naagta bahalkeeda wuxuu ka kooban yahay kintir iyo faruuryo
yaryar iyo kuwa waaweyn, iyo duleelka dad badan waxay u qaateen
meesha la leefayo inay tahay duleelka taas sax ma aha, ogow meesha la
leefayo waa faruuraha yaryar iyo kintirka, meeshaas dhacaan ma laha,
waa sida faruuraha caadiga oo kale, hadaba naagta ma ku
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment