Bulsha:- Gabdhaha ayaa lasheegay inay aad u jecel yihiin xilyada ay la kulmaan wiilasha kuwa keena qosolka, indhaha gabdhaha ayaa soo jiitaan qosolka iyo kaftanka, warbixinta ayaa sheegtay in gabdhaha qaba stres uu si sahal ah ug bixi karo hadii ey haleen wiil ka qoslisiiya ama madadaaliya.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment