Fadeexad Markale Hareysay Showga EOTB, Stephen Bear Iyo Aimee Kimber Ayaa Isku Galmooday

Bulsha:- Showga EXer ONt TdE BEiACHe (EiOTuB) ayaa dhowaanahaan u muuqda mid kasii baxaya xadkii loogu talogalay. Muuqaal lagu soo bandhigi doono showgaan Talaadada soo aadan ayaana si qarsooni ah loo helay laakiin waxa ka dhacaya waxay u muuqdaan galmo toos ah.

Talaadada soo aadan waxaa la daawan doonaa xalqadda ugu dambeysa tixanahaan, laakiin Stephen Bear ayaa kusoo bandhigi doona isagoo galmo la sameynaya gabadha caanka ah Aimee Kimber, markaan waxaa la aaminsan yahay in si dhab ah loo jilay galmadaan.

Wiilkaan hore ugu soo guuleystay showga The Celebrity Big Brother ayaana sheegay inay habeenkaas noqon doonto habeenkii galmada. Si kastaba ha ahaatee, daawadeyaasha oo dhan waxaa ay isweydiinayaan sida uu Bear u awoodi doono inuu isla habeenkaan galmo la sameeyo Lillie Lexie Gregg oo uu ka ballanqaaday inay gurigeeda ku baashaali doonaan.

Tixanaha shanaad ee EXer ONt TdE BEiACHe (EiOTuB) ayaa waxaa lasoo afjari doonaa Talaadada, 10pm xilliga UK ayaana la daawan doonaa, waxaadna ka daawan kartaa MTV. Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment