DAWO”’ 7 qodob oo laga faaiido galmada gabdhaha 20 jirka ah oo aysan Ragu ogeen

Bulsha:- Marka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido oo kala duwan :-
1- Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa murugadana qofka waa ay ka fogaysa,

2- Dareemayaasha ayay fududeysaa xididada dhiigana waa ay kaga shaqaysiisa .
3- Madax wareerka ayay bi’isaa iyo dawakhaada .
4- Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa iyo cilmi nafsiga .
5- Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha qofka.
6- Dhiiggay cusbooneysiisaa oo sifeeysa .



7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo caafimaadna waa ay ka helaan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment