Daawo Sawirada:- Khaniiska Loogu Tago Lacagta Ugu Badan Saacaddii Oo Laga Helay Dal Carbeed & Dhaqaalaha Uu Helo Sannadkii

Bulsha:- Xarunta booliska ee dalxiisayaasha masar oo uu hoggaamiye ka yahay Genral Daha Biyomi ayey u suutagashay inay soo qabtaan wiil ku shaqeysan jiray shaqada qaniisnimada maalintii sabtida aheyd kaasoo daxiisayaasha carabta ah ku dhiiragelin jiray inay sameeyaan gogoldhaaf xagga dambe ah Hotelka Five Star ee Ku Yaal Magaalada Qahira.

Generaalkaan ayaa helay macluumaad sheegayo inay  falal xun ka jiraan Xeebaha iyadoo lagu wargeliyey inuu hoteelkaas joogo nin laga roone caan ah, taasoo keentay inay booliska bilaabaan baaritaano lagu raadinayo ninkaan.

Ka dib baaritaanno uu sameeyey Walid Badr oo ah Chief Of Detectives Etiquette Police General Directorate Of Tourism For Health Information waxaa lagu ogaaday in eedeysanaha isku magacaabay Osama. H oo 20 sanno jir ah uu ku dhaqaaqay ficillo khaniisnimo ah.

Osama. H waa khaniis la falgeli jiray dalxiiseyaasha Carabta ah wuxuuna saacaddii ku qaadan jiray qiyaastii adduun dhan 500 boqol oo dollars, isagoo macaamiishiisa kula xiriiraya baraha bulshada.



Ujeedka khaniiskaan lagu magacaabo Osama. H ayaana ah inuu helo rag gadaal uga taga si uu uga qaato lacago fara badan, saacaddiina waxaa usoo xaroon jirtay 500 boqol oo dollars, sida ay boliisku ogaadeen.

Khaniiskaan ayaa raajo la saaray si loo xaqiijiyo eedemayaha lagu soo oogay, waxaana ku caddaatay arrintaan. Seddax xeer oo u yaalla Masar ayuuna ku dhacay marka sharciga guud laga hadlayo, sidoo kale waxaa loo heystaa inuu dadka dhacay. Ficillada uu sameeyey ayaana loo arkay kuwo bulshada saameyn ku yeelan kara anshax ahaan.
Ninkaan ayaa saacadii qaadan jiray lacag gaareyso 500 oo Doollar, wuxuuna 12-kii saacba qaadanayey ilaa 6000 oo Dollar, sidoo kale wuxuu mararka qaar howshaan qaban jiray ilaa 24 saac, haddii sidaas loo xisaabiyo wuxuu maalintii heli jiray ilaa 12000 oo Dollar.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment