Bulsha:- Aktarada la aaminsan yahay inuu ka dhaxeeyo Xiriirka jaceyl ee Alia Bhatt iyo Sidharth Malhotra ayaa la shaaciyay iney labadooda jilayaan filimka jaceylka ee Aashiqui 3.
Tani waa qeybta seddexaad ee Filimkan oo soo lahaa labo qeyb hore.
Director Mohit Suri ayaa xaqiijiyay Alia Bhatt iyo Sidharth Malhotra iney jilayaan Filimkan.
Lamanaha filimkan wada ayaa horayna u keenay Filimkii ay ku soo baxeen ee Student Of The Year.
Qeybta labaad Filimkan waxaa uu soo baxay 2013 waxaana waday Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment