Bulsha:- Sida Dhacda Adduunka qofba waxbaa sabab u noqdo geeridiisa, maanta waxaan idiin heynaa sheeko yaab badan oo ku dhacday wiil u dhashay dalka America.
Ninkaan oo lagu magacaabo Justin oo ahaa 38 jir ayaa geeriyooday kadib markii uu xubintiisa taranka ku rinjiyeey dahab, taasoo keentay inuu dhinto kadib 12 saac markii uu ficilkaan sameeyey.
Ninkaan ayaa dhawaan baqtiyaa nasiib ku helay ilaa 100 Malyan oo Dollar ah wuxuuna nasiibka ka helay magaalada Georgia.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment