100 dumar: Farxiyo Cabdi waxay caawisaa dhallinta aan waxbaran

Bulsha:- Taxana boqol dumar ah oo aan ku eegno dumarka u adeega bulshada, 

waxaan maanta ku eegeynaa Farxiyo Cabdi oo caawisa dhallinyarada iskuulka ka hartay ee shaqo la'aanta ah.

Farxiyo waxay sameysaa tababaro ku saabsan cilaan saarka, 

dareewal nimada iyo latallin loo sameeyo dhallinta shaqo la'aanta ah ee rag iyo dumar.


Farxiyo oo ah gabar aad u da'yar ayaa sheegtay in dhibaato qabsatay gabar yar ay ku kalliftay inay howshan bilowdo. 



Axmed Xaji Xasan ayey u warrantay.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment