Bulsha:-Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka galmada , iyadoo ciyaar sariireed isu dheeli tirin lagu heli karo hababkaan soo socda
Qaabka Faarisiga ah : Habkaan haween waliba waa ay jecel yihiin , waa hab haweeneyda u ogalaaneysa in ay iyada ahaado qofta ka mas`uulka ah cayaarta , waana in ninka uu ku jiifato dhabarkiisa halka haweneyda ay iyada sara mareyso
Habkaan haweeneyda iyada ayaa is maamuleysa halka gacamahedana ay saareyso xabadkiisa , waxa uu ninka sidoo kale sii xoojin karaa xaraarada kacsiga lamaantiisa maadama uu ku cayaarayo labada naasood .
Habka caalamiga ah ee caadiga ah: waa hab inta badan la isticmaalo , haweeneyda ayaa dhabarkeeda ku seexaneeysa iyadoo labadeeda bowdana kor u qaadeysa , waxa ayna tani sahleysa in dhunkashada kulul la is weydaarsado.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment