Bulsha:- Kubadda cagtu waa midda ugu caansan guud ahaan isboortiga, maanta waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa 7 hablood oo u shabbaha 7 ciyaaryahan oo caan ah kuwaasoo si weyn looga garanayo kubadda cagta, ciyaara haatan ama hore usoo ciyaari jiray.
Waxaa laga yaabaa inay isweydiiso haddii ay halahaani la dhasheen ciyaartoydaan ama ay qaraabo kore yihiin, laakiin waxaa laguu xaqiijin karaa in aysan waxba isku aheyn.
Haddaba Warbixintaas oo dhameystiran halkaan hoose ka aqriso
Todobo Ciyaaryahan Oo Caan Ka Ah Kubadda Cagta Oo Loo Helay Todobo Halbood Oo Aad Ugu Eg (Sawirro)

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment