Bulsha:- Inta badan aflaanta aan daawan waa kuwo aad u macaan sidoo kalena si qurux badan loo soo diyaariyay balse waxa xaqiiqo ah in jilaayasha kala duwan ay shaqo adag qabtaan.
Sidoo kalena daal iyo dhibaato badan ayay dareemaan xiliga duubista aflaanta kala duwan hadaba maanta waxaan idiin heynaa qaar ka mid ah xidigaha Bollywood-ka oo daal dartiisa meel aan munaasab ahayn ku hurdeen.
Waxayna xidigahaas kala yihiin ee sawirada laga qaaday:


_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment