Bulsha:- Fanaan shooli yare ayaa daba gal aan sameynay ka dib soo helnay Muuqaal uu horey fanaankan sida u doono kaga yeeshay gabadhii maalmahan la hadal hayay ee dhar dhigatay hees laga duubayay darteed.
Dalmar Yare oo la soo xiriiray Wrbaahinta Hobolada ayaa waxa uu usoo bandhigay Sawiro iyo hees uu hore shooli yare gabadhan ugu bahdilay waxaana uu ka dhaadhicyay in booqashadi heesti hore ay iyadu bishay tanna looga baahan yahay in ay kala kiciso.
DAAWO MUUQAALKI HEESTI HORE RIIX:

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment