Bulsha:- U muujinta ragganimadiisa:Nin walbaaba wuxuu jecel yahay kuna uur fayowyahay inuu dareemo inuu nin ragga meesha ka yahay, taasoo macnaheedu tahay inuu isagu masuul kaayahay, ilaaliye kuu yahay, amar bixiyena kuu yahay, hadaba badanaa waxaad aragta dhalinyaro badan oo Jiimka u ordaya si ay jirkooda u dhisaan, murqo kuus kuusana u yeeshaan, hadafkooduna waa in ay muujiyana ragganimadooda.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment