Bulsha:- Mar dhow ayaan aniga iyo ninkeygu kasoo laabanbay fasax, waxaan soo qaadanay waqti fiican, inti aan damashadka ku jirnay waxaa jiray wiil aan ku kulanay maqaayad ku taalay hotel-kii aan daganeyn xili ninkeygu jiray qolka jiifka.
Galmadu waa fiicneyd laakiin anigu kama helin ayey tiri Emily Isabella.
My mum was so proud at our lavish wedding but I don't know if I can make monogamy work
Ninkeygu waa nin aad ugu fiican jaceylka laakiin waligey ma joojin inaan qiyaamo 4-tii sano ee aan is qabnay.
Waxaan ahay 29 jir isna waa 46 jir.
Waxaa uu I siiyay wax walba oo aan rabay sida jaceyl gurig ,dharkii aan rabay , baabuur qurxon iyo dalxiis dibada ah.
Man and woman talking in office
Waxan dhiganay aroos fiican ,hooyadey aadbey u jecleyd aroos maxaa yeelay iyada iyo aabahey waligood isma guursan waxaan ku weynaaday saaxiibtinimo.
Saaxibkey iguma filneyn galmo ahaan taas ayaana keentay inaan nimah badan la kulmo mar walba laakiin waxaan kula kulmi jiray qarsoodi tusaale xafiiska shaqada oo kale.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment