Sawiro Iyo Muuqaal: Shirkad Mareenka Ku Taal Oo Dadka Waaweyn Ku Amartay Inay Sida Ilmaha Oo Kale U Guurguurtaan, Waa Maxay Sababta?

Bulsha:- Haddii aad markii kuugu horeysay aragtay dad waaweyn oo sidii ilmo naas nuug ah u guurguuranayo, ujeedkooda waa inay dhisaan awoodda murqahooda.


Dhab ahaantii jimicsiga guurguurshada sida ailmaha oo kale ayaa noqotay midda ugu fiican adduunka ee qofka uu ku dhiso jirkiisa.

Original Strength waa shirkad shaqadeeda tahay jimicsiga waxayna ku taalaa gobollka Carolina ee dalka Mareekanka waxayna guud ahaan dalkaas ka sameysaa siminaaro jimicsiga waxayna dadka ku booriyaan inay dadka u laabtaan dhadhaqaaqyadii ay sameyn jireen xiliyadii hore sida guurguurashada.


Kara Radzak oo ah Professor ku taqasusay Cilmiga jimicsiga iyo Nafaqeynta kaasoo wax ka dhigo jaamacadda Nevada ee Ku Taal Las Vagas  ayaa yiri: ” Guurguurashada kaliya ma xoojiso murqaha lixda ah ee caloosha ku yaal, sidoo kale waxay qofka ka saacideysaa inuu xoojiyo Muruqyada Jirka, Miskaha iyo Murqaha qeybta dambe”









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment