Sawir : Nin Furay Xaaskiisa Kadib Markii Uu Arkay Markii Ugu Horeysay Iyadoo Bilaa Make-Up Ah

Bulsha:- Haweeney kasoo jeeda deegaanka Mpumalanga ee bariga koonfur Afrika ayaa la furay maalmo uun kadib markii la aroosay.

Ninka caruuska ah Richards Bay ayaa markii ugu horeysay arkay saaxibtiis oo aan laheyn make-up  taas oo uu qaadan waayay iney xaaskiisa tahay.

Arooskan oo 40 jir ah ayaa diiday inuu sii qabo xaaskiisa oo 36 jir ah 

waxaana uu ku dooday inuusan la joogi Karin gabar muuqaalkaan leh, agaasinaha goob qurxinta dumarka ah Dr Molapo ayaa sidas u sheegay wariyaasha.

Dr Molapo oo leh goob dumarka lagu qurxiyo waxaa uu sheegay in gabadhaan ay aad u isticmaali jirtay make-up   iyo daawooyin kale oo abuura qurux been ah.

Waxaa uu sheegay in markii la aroosay ay joojisay make-up  -kii taasina ay keentay iney kusoo laabato sidii hore ,ninkeeda Richards Bay ayaa sheegay inuusan aaminin doonin naag kale.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment