Bulsha:- waxaad ogaataa guurka wuxuu u baahan yahay cusboonaysiin ninka iyo naagtaba waxay u baahan yihiin inay mar kasta jacaylkooda cusboonaysaan lama rabo naagta inayninka ka mashquusho xitaa haddii ay dhashay10 caruur
ninka marka ay naagta ka mashquusho wuxuu raadinayaa naag kale uu u sheekeeyo taas waxay keeni kartaa in gurigiisa ka dumo marka xaaska waxaa looga baahan yahay sidii ay u ilaalin lahayd gurigeeda inaysan ka mashquulin saygeeda.
waxaad dareemasaa arintan inay wax yar ahayn marka si dhab ah loo eego sheekadan oo hadda naago badan ay ka cabanayaan oo ay leeyihiin rageena marka naagokale ay arkaan aad bay ugu baxdaa sheekada marka uu guriga soo galona waxaad moodaa nin xanuunsan inta uu sariirtiisa aado ayuu is duuduubayaa, marka saan soo sheegnay dhibka wuxuu ka imaan karaa labada qofba waxaa laga rabaa naagta inay dareento raga waxa ay rabaan hadalka macaan cusboonaysiinta sheekada jacaylka ilmaha intaad seexiso ayaad sidii hore oo kale u shumaaminaysaa shukaansiga dhabta ah la gal ninkaaga.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment