Bulsha:- Todobaadkan darajada xidigaha Bollywood-ka ugu labiska fooasha xun ama qaabka daran soo qaateen waxaa soo galeen shaqsiyaad caan ah oo ay ka mid yihiin Priyanka Chopra, Ranveer Singh, Aishwarya Rai Bachchan iyo kuwo kale.
Inta badan nolosha xidigaha Bollywood-ka waa mid toosh lagu haayo sidoo kalena laga faaloodo labiska ay soo xirtaan marka lagu arko meel fagaaro ah.
Sida darteed todobaadkan iyo xidigaha Bollywood-ka ee labiska qaabka daran soo xirteen magacyadooda iyo sawiradooda hoos kaga bogo:

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment