MAXAA SABAB U AH BURBURKA QOYSKA IYO NIYAD JABKA SOO WAJAHO LAMAANAHA IS JECEL..

Bulsha:- Marka ay labada Lamaane aduunka iska calmadaan waa hubaal in eey is qabtaan waxaana wax walbo lagu xaliyaa wada hadal iyo cilad bixin aan
mar waliba soo laaban.

Qoysaska isla nool iyo kuwa isla socdaba waxaa inta badan Burburkooda loo aaneeyaa Hal arin taasoo badanaa noole walbo ogsoonyahay ineey tahay burburiyaha qoyska.

Beenta oo ah mid uu Eebe
xaaraantinimeeyey ayaa sababta burbur iyo kala tag Labo lamaane, Runtuna waa mid qaraar dhanka kalana ka macaan
Sabiibka hadii la helo Qoys labada dhinacba Beenta iska ilaalsha waa Bulsho wada caafimahad qabta,
Beenta waa mida badanaa keenta in Qoysas xabuub ah kala geysa, waa mid sheegisteedu
wax walbo ka sahlantahay balse Saameynteedu sun aan bixin ah.

Hadaba Shakhsi walbaa Maanka haku haayo in Beentu tahay mid aan Barakeesneen Burbur iyo
Barakac baahsana ku keenta Bulshada.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment