Bulsha:- Sanadadaan banbe raga joga waxaa ay la kulmaan inta badan dhibaatoyin badan kuwaas oo laga yaabo in ay isku kenaa inta ay ku jiraan da,da dhalinyarada waayo dhalinyarnimo waa arin dhib badan waayo qofkas waxaa dhici karta in uusan kala aqoon wax dhib u keeni karta marka uu gaaro xiliga da.da ama duqnimada.
Xiliyadan danbe waxaa la arkay dhalinyaro badan kuwas oo xaga raganimda ay ka sii dhamanee taasna waa caqabda kaliya ee soo wajihi karta marka uu ninka raga ah uu marayo xiliga dhalinyarada.
Dhalinyarada hada joogta waxaa intooda badan la arkaa iyagoo isticmalaya kaniin kaas oo laga yaabo in in uu dhib weyn u keeni karo xiliyada danbe ee mustaqbalkisa hada maxaa keena in dhalinyarada sanadadaan uu ka jilco guska.
1: waxaa keena in guska uu jilco siigada badan
2: waxaa keenakaniiniga la cunayo ka hore xiligii loogu tala galay ka hore
3: waxaa keena oo kale in aad naag baashaalido hadana aadan iska bixin biya dareenka.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment