Bulsha:- Marka laga hadlayo galmada dabada dumarka waxaa lays weyddiiyaa dhib ay leedahay, taasoo waayahan aad u soo badatay, siiba naagaha ku nool waddamada reer galbeedka, marka hore naagaha dabada kacsi maka dareemaan ? su’aashan waa su’aal u baahan faahfaahin dheeraad ah, runtii naagaha way ku kala duwan yihiin guud ahaan dareenka kacsiga,
naago waxaa jira aad u kacsado iyo kuwo dhexdhexaad ah iyo kuwo liita, marka naagaha aadka u kacsado waxaa laga yaabaa inay dareen ku yeeshtaan futada waayo xididaha siilka ku xiranayaa u dhow futada marka waa laga yaabaa inay raaxo ka dareento haddii laga galiyo far ama xubinta ninka, laakin kuwa caadiga ah aad bay uga xanuunsadaan galmada dabada,
sidaa awgeed waxaad maqlaysaa gabdho ka dalbayo ninka inuu gadaal ka galiyo sidoo kale gabdho diidaya in laga galiyo dabada,
sidoo kale dad badan ku wareersan inay naagta ka.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment