Bulsha:- Waxaa la laga yaabaa inaad Xidhiidh la leedahay oo aad jeceshahay qof Aad aad u kala fogtihiin hadana aanad garanayn sida kor loogu qaado jacaylka labada qof ee kala fog.
Ka faa,idayso Alaadaha casriga ah ee lagu wada Xidhiidho . Haday kugu adagtahay inaad qofka aad jeceshahay Tilifoon kula Xidhiidho isticmaal Alaadaha ka casrisan ee la iska arko Ama la iska maqlo sida Facebook- Whats-Appka.
Ogow waxaa jira dad kala jooga qaarado kala fog hadana saacad kasta iska war haya oo isticmaala Aaladahaasi, si aad jacaylkiina kor ugu qaadan Si joogto ah ugu wada xidhiidha Aaladahaasi.
Si joogto ah oo leyskaga warhaayo waxey kobcisaa jaceylka labada qof ee wakhtigu kala fogeeyay.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment