Yaa jacayl fudud naag iyo nin

Bulsha:- Taas runtii lama soo saari karo, qofka dadka hor jeclaado, laakin waxaa laga fahamayaa, nolosha guud ahaan haweenka, 

inay ku fudud yihiin sheekadaas inta badan, naagta iyo ninka waxaa aad u soomoowo naagta, 

ereyga waan ku jeclahay naagta wadnaha ayuu ka galaa, laakin ninka ma jeclaado naag aan isku dheelitirnayn, laakin gabadha wax kasta waa ku kadsoomaysaa, ninka been xitaa waa ku wadi karaa iyada wax walba way iska rumaysaa, 

jacaylka naagaha iyo mid nimanka aad bay u kala duwan yihiin marka dhabta laga hadlo, naagaha marka ay daacad noqdaan lama gaari karo. sheeko jacayl kasta waxaa la sari inta badan gabdhaha, 


waxaa laga yaabaa gabarta inay ehelkeeda oo dhan nin been u sheegay dartii uga soo tagto, gabdhaha yurub ku nool waxaa la sheegaa inay ka soo tagaan reerahooda soomaalida Canada degan ayay sheekadan ku badan tahay.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment