Dad salaad kala qiblo tukanaya yaabkaan daawo

Bulsha:- Dadka maanta ku nool caalamka waxay garan la'yihiin waxa uga sahlan diinta noola timid, 

kaas oo ah shuruuda salaadda aan tukanayno,

 salaadda shuruudaheeda waxaa ka mid in qiblada loo jiheesto, 

qofka si kas ah qiblada uga leexdo saladiisa waa baadil lagama aqbalayo, 

bal eeg dadkan oo tukanaya salaadda ciida immisa qiblo ay ula jeedaan, 

dalka masar ayay ka dhacday oo lagu yaqaano baladka aqoonta inuu yahay oo ay ku taalo jmaacadda al-azhar


Sidoo kale sawirkaan waxaa isla safan rag iyo dumar saladda dhexdeeda, taasna ma banaana nin iyo naag inay salaad isla saftaan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment