Bulsha:- Fanaanada Istaahil Maxamed (Princess Istaahil) ayaa boga ay ku ledahay Baraha Bulshada fariin uga dirtay dadka xiiseeya fankeeda waxayna tidhi “Asxaabtayda iyo dhamaan inta fankayga jecel meel kaste ha joogane I am back waxaanan idin soo gudbin donaa heeso muqaalo casri ah heeso kaban ah heeso dareenka qofka intaba insha alaah waan idin balan qadayaa no cajis!”.
Fanaanadan ayaa ka mid ah fanaaniinta faro ku tiriska ah ee aan marnaba ka caajisin horumarinta fankeeda sanadihii u dambeeyeyna heesaha iyo muuqaalada ay soo saarto aad loola dhacay.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment