Bulsha:- Waxaa Maanta HAlkaan Idinkugu Soo gudbinaynaa Xiriirka Jaceyl ee Ku Dhaw In Uu Burburo Sida Loo Xaliyo Daraasaad Ay Samaysay Allsiyaaasad.com Aya Waxa Ka Mid ah In Qaabka Ugu Fudud Ee Lagu Sixi Karo ay tahay Sida Tan:
Ahaaw Mid Runleey Ah : Dareemaha runta ah ayaa ah siyaasada ugu fican ee nolosha qoy ska , ha adeegsan habka aan qayaxneyn oo ha doonin in ninkaada dareemo waxa adiga maskaxdaada ku jira ee hadii ay jiraan wax ku dhibaya si saraaxad ah ugu sheeg si uu kuu farxad giliyo , balse ha ku dhaganaanin in ninkaada indhahaada aqristo taas waa lagu wareerayaa.
Ahaaw Mid Naxariis Badan: Marka aad labadiina wada joogtaan u muuji jacey lka iyo qadarinta aad u hay so tani farxad ayuu ka sii qaadayaa .
Ku Tix Gili Waxa Uu Dartiin U Qabanayo : Haddi Ninkaada yahay mid maalintii dhan shaqeeya gurigana imaanaya isaga oo daalan dhib ha sii gilin oo ganuunac iyo dalabaad haka hor geyn balse dareensii deganaasho oo hadalo macaan iyo mahad celin ka hor geey .
Diyaar U Ahaaw Tanaasulaad : Mar waliba kuuma suura galey so in aad hesho wax waliba aad dooney so , waxaa muhiim in midkiina diyaar u ahaado tanaasulaad si midka kale u raali giliyo si mushkilado looga fogaado.
Allsiyaasad.com

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment