Shiirka urka badan ma kacsi baa sidee lisaga bi'iyaa ama loo reebaa

Bulsha:- Shiirka urkiisa waxaa lagu yarayn karaa nadaafadda badan, marka hore timaha kilkisha in si fiican loo xiiraa  waayo tinta badan marka qofka uu dhidido shiir badan ayay yeelanaysaa, midda kale waa in layska yareeyaa cuntada shiirka keenta sida toonta basasha iwm. 


waxaa kaloo jira dhididka badan isagana waxaa lagu yarayn karaa in qofka gudaha ka qaato dhar suuf ah oo jilicsan oo uuna ka qaadanin dhar layluun ah, 

maxaayeelay wuxuu sii kordhiyaa shiirka iyo dhididka, 

laakin waxaa jira shiirka kacsiga keeno kaas waa ka duwan yahay kan wasakha iyo daalka,

kaas ninka iyo naagtaba waa ka soo baxaa midkaas raaxada kulanka ayuu kordhiyaa, 

sidoo kale meesha waxaa lagu qurxinkaraa liinta dhanaanta







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment