Bulsha:- Mega Star Salman Khan ayaa shalay si rasmi ah daaha kaga qaaday bandhigiisa lagu taxan yahay Big Boss 10 oo Tv-yada siweyn looga daawado.
Hadaba Om Swami oo ka mid ah tartamayaasha Big Boss 10 sanadkaan ka qayb galaayo ayaa Salman Khan ku yiri “Hindiya wey nasiib badan yihiin hadii ay Salman Khan heestaan oo ah xidiga ugu weyn Hindiya”
Balse Salman Khan ayaa hadalka ka dhex galay Om Swami wuxuuna ku yiri “Shah Rukh Khan waa inuu noqdaa atooraha aduunka ugu weyn”
Om Swami ayaa la dooday Salman Khan si uu amaantiisa usii wato balse Salman Khan ayaa ku yiri “Aqoon ayaan u leeyahay Shah Rukh Khan wuxuu leeyahay tayo dhameestiran ee uu ku noqon karo xidiga aduunyada ugu weyn”

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment