Bulsha:- Waxa ay ku bilaabatay sidatan :
Gabar aad u damac badan, shukaansigeeda Facebook, IMO, WhatsApp iyo Viber uu xad ka bax yahay , si layaab leh oo xishood darro ahna u kala shabisa ragga !
Si ay u qeexdo in iscadeynta iyo isturukeynta (Makeup) uu yahay qarash rageed, ayaa waxa ay tiri :
” Haddii ragga qaar noqdeen qurux raac, maxaa diidaya dumarkana inay noqdaan dhuuni raac ! “.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment