Bulsha:- waa su’aal ay dad badan is weydiinayaan oo laga yaabo in qofka uu siyaabo kala duwan isaga jawaabo laakiin marka laga hadlayo ujeedada dhabta ah ee dumarka kuwooda caatada ah lagu jecelyahay ayaa wexey tahay dhowr waxyaabood.
1:- in gabadha Caatada ah ay ka qurxoontahay tan sida aadka ah u cayilan oo qacda horeba laga yaabo in ay indhaha soo jiidan waayaan waloow ragga soomaaliyeed yihiin kuwa ka hela hablaha buurbuuran laakiin caalamka intiisa badan lagama xiiseeyo dumarka buurbuuran .
2:- in gabadha Caatada ah ay ku wanaagsantahay gogosha oo si raaxo leh ay ninkeeda ukala dhameysanayaan, Tusaale gabadha caatada ah marka gogosha la joogo waxaa si dhameystiran isu gaaraya Xubnaha taranka ee labada qof, halka gabadha cayilan laga yaabo in si dhameystiran aad ula gaari weyso oo ay ku celiyaan cadiib iyo bowdooyin / bistooladooyin waa weyn.
3:- Qofka markuu cayilanyahay dhinac kasta kuma wanaagsana oo waxaa laga yaabaa in wax yar oo fudud uu jirkiisa ku dhididayo kadibna uu keeno Shiirka dabiiciga ah ee bani’adamka.
Tan ugu muhiimsan ee dumarka lagu xushaahi wexey tahay gogol wanaaga oo ma jiro nin jecel in Xaaskiisa ay gogosha ku liidato, laakiin hadana waxaa loo baahanyahay in gabadha ay in badan ka taxadarto in ninkeeda ay gogosha ku qancin kartaa.
FG. Gabdhaha waxaa ugu wanaagsan kuwa dhexdhexaadka ah ee tan Caatada ah ee Lafaheeda is gaarayaan iyo tan Cayilka saa’idka ah labaduba ma fiicna
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment