Magaceyga waa Idil Xaaji, Muqdisho, 2002 ayee aheed markii uu ninkeyga ka duulay Muqdisho,

Bulsha:- Magaceyga waa Idil Xaaji, Muqdisho,  2002 ayee aheed markii uu ninkeyga ka duulay Muqdisho, 

wuxuuna ku sii jeeday Italy, wuxuu gaaray talyaaniga markii uu gaaray ayuu ila soo hadlay, kadib ma aanan maqaql hadalkiisa, 

2006 ayuu isoo wacay wuxuu igu dhahay Norway ayaan iska dhiibay, talaayniga wax jiro ma ahan, 



telkiisa ayaan ka qortay, kadib ma uusan isoo wicin, wuuna iska badalay number kiisa, mudo dhan sidaan u raadinayay waxaa la ii soo sheegay in ninkeeyga uu istaaga ka cabo qamriga warkaas mana xaqiijin karo, 

waxaan utagay ehelkiisa waxayna igu dhahaan markasta inaga xitaa nama soo xariiriyo, 

sida uu yurub ogalay codkiisa 2 mar ayaan maqlay, dhibka jiro ayaa ah kuma heesto nin nimo kuma heesto dhaqaale, waxaa isaacida reerkeyga, waxaan go'aan saday in aan iska fasaqo ninkeyga, 

wadaado badan ayaa utagay markasta waalidka wiilka ayaa i dhaha bal naga war sug.

Maxaa iigula talin laheed? waxaan ahay qof dumar 9 sano ninkeeda ka maqan yahay? nafsadeeda macsi uma rabo? 

kan aan qabo waad aragtaan xaalkiisa? inbadan idinka tirsan waan ogahay in ay fikir igu soo kor dhin doonaan mahadsanid.

W/Q: Daalac Daahir Shoot







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment