Bulsha:- Ma ogtahay nin iyo naag yaa aad u soo galiyo sawirada facebook.com
Internetka wuxuu iska noqday meel maanta lagu sheekaysto oo laysku barto waagii hore sawirada dadka sooma galin jirin laakin hadda qof kasta wuxuu wataa mobile wuxuu soo dhigaa sawirkiisa.
yaa aad u soo dhigo sawirada raga mase dumarka?
taas waxaa ka jawaabaya dadka soo booqanaya webka gaaloos soo qora comment

Ma ogtahay nin iyo naag yaa aad u soo galiyo sawirada facebook.com
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment