Bulsha:- Arin aan horay loo arag haweeney Somaliyed oo ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka codsatay ninkeeda in uu furo iyadoo ay sabab u tahay dhalmadeeda badan ee gabdhaha ah , iyadoo markaasi dooneysa in wiilal ay dhasho .
Haweeneydaan oo ninkeeda maxkamad Nairobi ku taal isaga soo furtay ayaa iyadoo mar marsiyo raadineysa tilmaantay in dhalmada wiilal iyo gabdho ay tahay mid awoodda alle ku xiran balse ciladaasina ay ninkeeda u laabeneyso.
Goob joogayaal ayaa ku soo waramay in haweeneydaan magaceda lagu soo koobay Mulki ay haatan haysato 5 gabdhood .
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment